Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay ganacsiyo yaryar oo nolosha reerkooda ku mareeyaan.

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro dhameeyay jaamacadaha isla markaana abuurtay fursado ganacsi si ay noloshooda u maareeyaan .

Dhallinyaradan ayaa iibiya dharka nuucyadiisa kala duwan waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.