Dadka ku nool deegaanka Barkulan ee gobolka Galgaduud oo codsaday in loo dhiso goobo waxbarasho iyo kuwa caafimaad

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bulshada ku nool Deegaanka Barkulan oo qiyaastii 10 KM dhanka Koonfur-galbeed kaga beegan Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xiligan ka jirta baahiyo dhanka waxbarashada iyo caafimaadka.

Qaar ka mid ah dadka ku nool degaanka barkulan ayaa ka warbixiyay bahiyaha ugu daran ee xiligan heysta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.