Dhalinyaro Baladweyne ka bilaabay olole lagu caawinayo dadka danyarta ah bisha Ramadaan.

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula)Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga bilaabay olole dhaqaale loogu aruurinayo dadka danyarta ah ee ku nool magaalada si loo gaarsiiyo bisha barakeeysan ee Ramadaan oo ay ka hareen maalmo kooban.

Ololahaan dhaqaale aruurinta ah ayaa waxaa bilaabay Dhallinaro is xilqaamay oo ku midoobay magaca Tacaawun.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.