Munaasabad ay ku qalin jabinayeen 220 ardey oo ka aflaxday machadka Tartiil oo lagu qabtay Muqdisho.

0
174

Baladweyne (Radio Beerlula)Machadka barashada Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta ee Tartiil ayaa magaalada Muqdisho Munaasabad ugu qabtay 173 arday oo Xifdisay quraanka iyo 54 arday oo dhameeyay Farbarka.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay maamulka Machadka,bahda waxbarashada ,waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.