Xarun lagu daaweyn doono dadka qaba Cudurada Neerfaha oo laga daah furay Muqdisho.

0
158

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daah furayay xarun caafimaad oo loogu tala galay in lagu daweeyo cudurada Neerfaha

Daahfurka xaruntan caafimaad waxaa ka qeyb galay dhaqaatiir ,dhallinyaro iyo waxgarad

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.