kulan looga hadlayay sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa ilaalinta iyo xurmeynta kitaabka qur’aanka kariimka oo lagu qabtay Muqdisho

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay sidii bulshada loogu wacyigelin lahaa ilaalinta iyo xurmeynta kitaabka qur’aanka kariimka ah waxaana soo qaban-qaabisay kulanka xarunta Umul-qeyr oo ah xarun lagu keydiyo kutubta qur’aanka kariimka ah.

Waxa ka qeyb galay kulanka Dr Maxamuud Cumar Aadan gudoomiyaha ururka Macalimiinta Soomaaliyeed ,Maxamed Xassan gudoomiyaha midowga dugsiyada gobolka Banaadir, Culumaa’udiin iyo bahda waxbarashada.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.