In ka badan 50 ardey oo ka qalin jabisay iskuulka Alpha ee Baladweyne

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalin jabinayeen in ka badan 50 Arday oo baratay cilmiga Computerka ,Caafimaadka iyo Luuqada English-ka islamarkaana ka aflaxay iskuulka Alpha ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Maamulka iskuulka Alpha, bahda waxbarashada, waalidiin, ardeyda qalin jabisay, macalimiin iyo marti sharaf kale ayaa ka qeyb galay munaasabadda.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.