Shir looga hadlayay hubinta tayada badeecadaha iyo daawooyinka oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
128

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Doowlad Goboleedka Galmudug aya lagu qabtay kulan kusaabsan Xoojinta iyo Wada Shaqeynta ka Dhexeyso Hay’adda Tayadhowrka Qaranka iyo Wasaaradaha ay shaqada kala dhaxeeyso ee Doowlad goboleedka Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday doowlada Soomaaliya ‘maamulka Galmudug ‘ Odayaal iyo waxgarad kale iyadoo laga wada hadlay ka qeybgalka Galmudug ee hoowlaha taya dhowrka iyo kaabayaasha tayadda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.