Kulan looga hadlayay cudurka shuban biyoodka oo lagu qabtay degmada Afmadoow.

0
144

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose Maxamed Cabdulaahi Cismaan ayaa kulan kula yeeshay magaaladaasi odyaasha dhaqanka, Culumadiinka, Haweenka iyo Masuuliyiin kasocday Hay’adaha ka Hoowlgala Degmada Afmadow.

Kulanka ayaa looga hadlayay xaaladda cudurka Shuban biyoodka oo ka dillaacay Degmada Afmadow iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka uu ku haayo bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.