Arday xiftisay qur’aanka kariimka oo munasabad loogu qabtay Baladweyne

0
215

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameeysatay barashada 114 qur’aanka kariimka isla markaana ka aflaxday madarasada khadiija bintu khuweyd.

waxaa ka qayb galay Munaasabada maamulka Madrasada khadiija bintu khuweyd culumo , waalidiin Dhalinyaro macalimiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.