Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin iyo abaal marino kala duwan lagu gudoonsiinayay ardaydii kaalmaha hore ka galay imtixaanka sanadlaha ah ee iskuulka modern.
Munaasabada oo uu jeedkeedu ahaa xiritaanka iyo shaacinta imtixaanka sanadlaha iskuulka
waxa ka qayb galay maamulka iyo ardyada wax ka barto iskuulka modaren
Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.