In ka badan 71 arday oo ka qalin jabisay iskuulka Green Academy ee Baladweyne

0
156

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 71 Arday oo baratay maadooyinka Caafimaadka iyo fagaaro ka hadalka islamarkaana ka aflaxay iskuulka Green Academy ee magaalada Baladweyne ayaa xaflad qalin jibin ah loogu qabtay magaalada Baladweyne.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka iskuulka, waalidiin, bahda waxbarashada iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.