Deeq raashin ah oo loo qeybiyay dad danyar oo ku nool degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir

0
106

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Degmada Cabdicasiis  ee gobolka Banaadir iyo Cutubka ciidamada Talyaaniga Soomaliya ayaa gar gaar gaarsiiyay boqol qoys oo ka mid ah danyarta ku nool Degmada Cabdicasiis.

Deeqda ayaa waxaa bixiyay cutubyada ciidamada Talyaaniga waxa ayna iskugu jirtay Bur,Bariis Sokor,saliid iyo Timir.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan