In ka badan 1200 qoys oo deeq raashin loogu qaybiyay deegaanka ceel-huur ee gobalka mudug.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa deeq raashiin ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo gaaraya 1,200 kuwaas oo ku nool deegaanka Ceel-huur ee koonfurta gobalka Mudug.

Qoysaskaan loo qaybiyay deeqda raashinka ah ayaa waxa ay isugu jiraan agoon, danyar iyo kuwo ay saameeyeen abaaraha dalka kajira.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.