Barnaamij lagu horumarinayo deegaanka oo laga daah furay Boorama

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka Badbaadi deegaanka ayaa magaalada Boorma ka daah furay barnaamij lagu hormarinaayo deegaanka.

Ujeedka barnaamijka ayaa waxa uu yahay sidii loo hormarin lahaa magaalada Boorma iyo deeganada hoos yimaada dhinaca biyo xireenada iyo dhismaha wadooyiinka.

Warbixintan waxa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.