Dhismaha garoonka diyaaradeed oo laga bilaabay deegaanka Af-barwaaqo ee gobolka Mudug.

0
214

Baladweyne (Radio Beerlula)-Degaanka Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug ayaa laga bilaabay dhismaha garoon diyaaradeed kaasi oo ay iska kaashanayaan bulshada deegaanka iyo dad qurba joog ah .

Ujeedka loo bilaabay dhismaha garoonkan diyaaradeed ayaa ah sidii bulshada ku nool Degaanka Afbarwaaqo ay u heli lahaayeen duullimaadyada ay u baahnaayeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.