Qoysas danyar ah oo deeq raashiin ah loogu qeybiyay degmada Guriceel

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan oo ka boobneed Bur,Bariis,Sokor ,Timir ,Caano iyo Saliid ayaa Qoysaskan oo is kugu jira danyar iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah waxaa loogu qeybiyay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud si ay anfur uga dhigtaan bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Gargaarkan waxaa bixiyay Hay’adda Apco oo wakiil ka ah Hay’adda Global Givin .

Warbixintan waxaa inoo haya  C/qaadir Cumar Ibraahim