Tababar ku saabsan tiirarka muhiimka ah ee u dagsan horumarinta deegaanka oo laga daah furay Dhuusamareeb

0
138

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda deegaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay tababar ku saabsan tiirarka muhiimka ah ee u dagsan horumarinta deegaanka.

Tababarka ayaa waxaa ka qeeybgalay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradaha deeganka, caafimadka tamarta iyo biyaha, iyo waliba qorshaqeynta.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan