Deeq raashiin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool degmada Afmadow

0
205

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq raashiin ah oo katimid Dowlada Fadaraalka Soomaaliya gaarsiisay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose.
Deqdaan ayaa iskugu jirtay rashiin iyo dawo waxana loo so wakishay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen