Macalimiin fursado shaqo ka helay iskuul ku yalla Magaalada Baladweyne.

0
335

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 9 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Hilaal ee magaalada Baladweyne.

Dhallinyaradan ayaa iskuulka ka dhiga maadooyin kala duwan iyadoo shaqadan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.

Warbixintan waxaa noo haysa Sacdiyo Maxamad Maxamuud.