Munaasabad lagu Daah furayay qorshaha horumarinta degmada Hobyo oo lagu qabtay degmadaasi

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hobyo ee gobolka mudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu Daahfurayey qorshaha horumarinta degmada Hobyo waxaana taaba galinaayo qorshaha hormarinta shirkada dal-dhise oo ah shirkad kashaqeysa dhismooyinka.

Waxa kasoo qeyb galay munaasabadda lagu daahfurayey qorshaha horumarinta degmada Hobyo maamulka shirkada dal-dhise waxgarad xubno kasocday bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warbixintan waxa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.