Tababar kusaabsan xaqiijinta wararka oo lagu qabtay Garoowe

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Warfaafina Isgaarsiinta Hiddaha Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlad goboleedka Puntland Mudane Maxamuud Caydiid Dirir ayaa magaalada Garowe ka daahfuray tababarkan oo ku saabsan Xaq Helidda Xogta Wararka.

Tababarkan ayaa waxaa ka faa,ideysanaya qaar kamid ah Wariyaasha ka hawlgala Warbaahinada Puntland.

Warbixintan waxa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.