Maalgalin loo sameeyay haween ganacsiyo yaryar ku leh Dhuusamareeb.

0
190

Baladweyne (Radio Beerlula)-Bangiga Amal qeybtiisa magaalada Dhusamareeb ayaa Maalgalin ganacsi u sameyay  qaar ka mid ah haweenka ganacsiyada yar yar ku leh magaalada Dhuusamareeb.

Haweenkaan oo gaarayo 45 ruux ayaa leh ganacsiyo yar yar waxaana loogu tala galay in kor loogu qaado ganacsigooda.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.