Madaraso cusub oo laga hirgeliyay deegaanka Maxamuud Gacal ee gobolka Hiiraan.

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo xariga looga jarayay madrso cusub oo laga hirgiliyay Deegaanka Maxamuud Gacal ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa hirgiliyay dad muxsiniin ah oo ku nool dalka iyo dibadiisa.

Daahfurka madrsada ayaa waxaa ka qeeybgalay odoyaal iyo waxgarad ku nool deegaanka culimo iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan