Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacadaha isla markaana abuurtay fursado ganacsi si ay noloshooda u maareeyaan .
Dhallinyaradan ayaa iibiya Maacuunta nuucyadeeda kala duwan waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.