Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Dhallinyarada ee Maandhis ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirkan oo looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada Soomaaliyeed ee shaqo la-aanta ah.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan xukumada fadaraalka Soomaaliya.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.