Maamulka dagmada guriceel oo ururka haweenka kala shiray baahiyaha ay qabaan .

0
81

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha Arimaha Bulshada magalada Guriceel seyidcali Cabdi Xirsi ayaa kulan la qaatay ururka haweenka magaalada Guriceel.

Intii uu kulanka socday ayaa waxaa aad loogu lafa guray baahiyaha haaysto haweenka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan .