Deeq iskugu jirta lacag, daawo iyo agab kale oo la gaarsiiyay dad danyar ah oo ku nool Muqdisho.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda NASDO Organization ayaa deeq isgu jirta lacag dawo iyo agabka nadaafada ku wareejisay xarunta agoonta Kadare ee kutaala xerada Asluubta ee ex-kotorol afgooye.

Waxa goob joog ahaa madasha lagu wareejinyey deedan maamulka hay’ada NASDO iyo mas’uuliyiinta xarunta agoonta ee Kadare.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi