Dad danyar ah oo ku nool deegaano ka tirsan gobolka Sool oo loo qeybiyay deeq raashin ah.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’ada udiyaar garowka aafooyinka keydka maamulka Somaliland ayaa deeq raashiin oo loogu talagalay  kun qoys kuwareejisay gudiyada deegaanada Guumays’ samakaab iyo caday-buur ee gobolka sool.

Waxa goob-joog ahaa madasha lagu wareejinayey deeqdan raashiinka ah mas’uuliyiinta Hay’ada gudiyada deegaanada Guumays’ iyo samakaab.

Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud