Dhalinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo Noloshooda ka maareeya iibinta agabka guryaha.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta agabka guryaha.

Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka guryaha sida Daahmanka Katabaanada iyo shumacyada waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey