Macalimiinta magaalada Baydhabo oo ku baaqay in laga qeyb qaato hormarinta waxbarashada.

0
71

Baladweyne(Radio Beerlula)-Waxbarashada Dalkeena Soomaliya ayaa laga dareemaya isbadelo dhinac walba ah taasi oo ay sabab u tahay la jaanqaadka Tiknolijiyada Dunida iyo horumarinta Waxbarashada.

Qaar kamid ah macalimiinta magaalada Baydhabo ayaa bulshada iyo aqoonyahanada ugu baaqay in ay ka qayb qaataan Hormarinta waxbarashada magaalada.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.