Wasaaradda waxbarashada Puntland oo Garowe ka daah-furtay dajinta imtixaanaadka dugsiyada dhexe iyo sare.

0
71

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada Puntland Cabddiraxmaan Yuusuf Faarax ayaa magaalada Garowe ka daahfuray qorsha dajinta iyo sixida imtaxaanadka dugsiyada sare iyo dhexe ee Puntland

Madasha lagu daahfurayay ayaa waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta wasaarada waxbarashada puntland iyo quburo dhanka waxbarashada ah oo ka caawin doona wasaarada habka ugu macquulsan ee sixida imtaxaanaadka.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan