Baladweyne(Radio Beerlula)-Waxaa Sare u kac balaaran laga dareemaya qiimaha xoolaha nool ee lagu Iibiyo suuqyada deegaanka Biyo-Cade ee gobalka shabeelaha Dhexe.
Sare u kaca Xoolaha ayaa waxaa sababay dhoofkii xoolaha oo dib u biloowday iyo roobabka guga oo dalka ka biloowday.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.