Dugsiga qur’aanka kariimka ee Al- hilaal ayaa bulshada ka codsaday in boos loo iibiyo Dugsiga

0
124

Baladweyne(Radio Beerlula)-Dugsiga qur’aanka kariimka ee Al- hilaal oo ku yaala Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir oo si bilaash ah dadka wax loogu baro ayaa waxa soo wajahay baahi dhinaca dhulka ah.

Dugsigaan oo dhisan mudo 20 sano ayaa waxaa wax kubarto ardayda danyarta ee iska bixin karin qarashaadka wax lagu barto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.