Haweenka uurka leh oo loogu baaqay in ay ku umulaan xaruumaha caafimaadka.

0
205

Baladweyne(Radio Beerlula)-Iyadoo ay jiraan xarumo caafimaad oo loogu talagalay in loogu adeego hooyada iyo dhalaanka ayaa hadana waxa jira haween badan oo xiliyada dhalmada aan tagin gobaha cafimadka kana doorbida inay guryaha ku dhalaan iyagoo adeegsanaya umuliso dhaqameed.

Haweenka guryaha ku umula qarkood ayaa lakulma caqabado kala duwan sida in hooyadasi dhiig baxdo iyo in aysan waqtigaas helin adeegii caafimaad ee ay u baahned.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.