Ururka Daryeel agoon oo Deeq raashin ah uqeybiyay 40 qoys oo ku nool Jowhar

0
164

Baladweyne(Radio Beerlula)-In ka badan 40 qoys oo danyar ah isla markaana ku nool magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeele ayaa la gaarsiyay deeq raashin ah.

Deeqda waxa ay iskugu  jirtay Bur,Bariis, Sokor,Saliid Timir, iyo Baasto  waxaana  bixiyay ururka daryeel agoon.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan