Tababar ku saabsanaa Hormarinta xir-fadaha dhallinyarada oo lagu soo gabagabeey degmada Xudur .

0
324

Baladweyne(Radio Beerlula)-Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa lagu soo gabagabeey tababar ku saabsanaa sidii loo hormarin lahaa Xirfdaha dhalinyarada ee degmadaasi si ay u shaqeeystaan isla markaana ay uga maarmaan ineey ka tahriibaan dalka.

Tababarkaan oo socday mudo afar maalmood ah ayaa waxa ka faa-ideystay Qaar kamid ah dhalinyarada degmada Xudur.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey