Ardey fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay Madarasada Ubaya Binkacab ee Baladweyne.

0
192

Baladweyne(Radio Beerlula)-In ka badan 70 arday oo iskugu jiro dan yar iyo agoon ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay madarsada Ubaya Binu Kacab ee Baladweyne.

Ardayda helay waxbarshada lacag la,aanta ayaa ahaay kuwO aanAN awodin lacagaha waxbarshada balse hada helay fursado waxbarsho oo lacag la,aan ah

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.