Ururka Bulsho Kaab ee Baladweyne oo deeq ay ku anfuraan u qeybiyay dad danyar ah

0
127

Baladweyne(Radio Beerlula)-Qoysaskan danyarta ah oo ku nool xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa loo qeybiyay deeqdan raashiinka ah oo loogu tala galay ineey ku anfuraan bishan barakeeysan ee Ramadaan.

Deeqdan ayaa waxaa bixiyay ururka Bulsho kaab oo ah urur ay ku midoobeen dhallinyaro isku xilqaamay ineey caawiyaan dadka danyarta ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.