Koobka isdhex-galka dhalinyarada bisha barakeysan ee Ramadaan oo laga daah furay Boosaaso.

0
139

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Boosaaso ayaa laga daahfuray koobka isdhex-galka dhalLinyarada bisha barakeysan ee Ramadaan kaas oo loogu magac daray Boosaaso Fc Cup.

Waxaa soo qaban qaabiyey tartanka kubadda Cagta ah kooxda Boosaaso Fc waxaana ka qeyb galay furitaanka koobka gudoomiyaha isboortika gobolka Bari Muse Wood Darbaal tabaraha kooxda Boosaaso Fc Cawil Axmed Maxamed iyo Marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.