Qoysas danyar ah oo ku dhaqan magaalada Kismaayo oo codsaday in lala soo gaaro gar gaar deg deg.

0
130

Baladweyne(Radio Beerlula)-Qoysaskaan oo Ku nool waaxda Horseed xaafada Farjano ee maagalada kismaayo ee xaruunta KMG maamulka Jubbaland ayaa xiligaan so wajahay xaalado noloL xumo ah sida inaysan haysan raashiin ay ku afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan.

Qoysaskaan ayaa isugu jiro danyar, agoon, iyo kuwa ay saameeyeen abaaraha ka jira dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaney.