Tababar ku saabsan mashruuca Sagal oo laga daahfuray Kismaayo

0
106

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa tababar ku saabsan mashruuca Sagal u furay howlwadeenada Wasaaradda iyo qaar ka mid ah dadkii ka faa’ideystay mashruucan.

Tababarka ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda ugu sareyso wasaradda shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland waxaana ka faaideystay holwadenada iyo qaar ka mid ah bulshada reer Jubbaland

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.