Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka dagmada Hodan ayaa bilaabay dhismaha wajiga labaad ee Wada hor marta Isbitaalka Xaawa Cabdi ee magaalada Muqdisho taasoo gaadiidka iyo shacabka dhib kuqabeen marideeda
Waxa goob-joog ahaa madasha lagu daahfurayey dhismaha wadada gudoomiyaha degma Hodan Axmed Cali Faarax iyo Cabdixamiid Cabdikariin Xusseen gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada degmada Hodan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.
Audio Player