Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Macmacaanka loo isticmaalo afurka Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Dhalinyaradan ayaa iibiya Rootiga noocyadiisa kala duwan Timirta, Buskudka Iyo Xalwada.
Warbixintan waxaa noo haya Bilaal Daahir Waaneey.