Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda samafalka Amoud Foundation Ayaa Deeq Raashin ah oo ka gooban Bur, Bariise, Sonkor, saliid, iyo Timir ugu qey bisay deegaanka Garba-Dadar ee Gobolka Salal 400 Qoys Oo Danyar ah.
Waxa goob-joog aha madasha lagu qeybinayey deeqdan raashiinka ah mas’uuliyiinta hay’adda Amoud Foundation iyo maamulka deegaanka Garba-dadar ee Gobolka Salal.
Warbixintan waxa soojedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.