Deeq raashin ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Dhuusamareeb.

0
150

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhalinyada ee Waabari Charity Organization WCO, ayaa deeq raashinka ah oo iskugu jirta qaybaha kale duwan ee raashiinka  gaarsiiyay qoysas danyar oo ku nool xaafada Waaberi Dhuusamareeb.

Deeqdaan oo ahayd wajigii labaad ee olole balaaran oo lagu afurinayo qoyaysaska danyarta ah ee ku nool xaafadda Waabari ee magaaladda Dhuusamareeb ayaa la gaarsiyay qoyaysaskaan.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed