Webiga shabeele oo ku fatahay deeganno ka tirsan gobolka shabeellaha dhexe.

0
159

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wabiga Shabbelle ayaa kufatahay qaar kaid ah Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha dhaxe oo uu ka geystay qasaare isukugu  jira naf iyo maal.

Tuulooyinka uu ku fatahay wabiga shabbelle ayaa waxaa kamid ah Raqeyle,Toogaare,iyo Oobaale, waxaana qasaaraha ugu weyn uu kageystay tuulada Raqeyle ee gobolka shabbeellaha dhaxe.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi