Haween danyar ah oo ku nool gobolka Banaadir oo loo qeybiyay deeq lacageed.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkabadan 100 qoys oo danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba oo laga soo xulay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka loogu qeybiyay deeq isugu jirtay lacag iyo timir.

Deeqdan oo loogu tala galay ineey dadkan danyarta ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba anfur ka dhiktaan ayaa waxaa bixisay Hey’adda Hormuud Salaam foundation .

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin