Wado cusub lasaarayo laami oo laga daahfuray magaalada Boosaaso

0
180

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddiga furista wadooyinka iyo baneynta hantida Dawlad goboleedka Puntland ayaa Wadadii 3 xaad oo dhawaan la saarayo laami waxaa ay ka fureen magaalada Boosaaso.

Wadadaan ayaa muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha .

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.