Wajiga sadaxaad ee tartanka qur,aanka kariimka oo laga daahufuray Muqdisho

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa magaalada muqdisho ka daahfurey wejiga 3-aad ee Tartan Aqooneedka Qur’aanka Kariimka ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Waxa ka qeyb galay madasha lagu daahfurayey tartanka qaar kamid ah maamulka gobolka Banaadir culumaa’udiin iyo marti Sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.